Wararka

Hogaamiyahii Uruurka Al-qaacida Ee Dalka Yeman oo Geeryoday

0 Visits: 173 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
hogaamiyihii Ururka Al- Qaacida Ee Dalka Yemen Nasir AL wuhayshi Ayaa ku dhintay todobaadkii la soo dhaafay weerar xagga cirka ee uu Mareykanku qaaday.

Read More »

Wasaarada Warfaafinta oo Lagu Qabtay Sannadguurada idaacada Qur'aanka

0 Visits: 181 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflada Furitaanka Sanad guurada 2aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ilaacada Quraanka Kariimka ah.

Read More »

Nin La Magaca Madax-weynahii Hore Maraykanka oo musharaxnimo Ku Dhawaaqay

0 Visits: 144 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Jeb Bush ayaa ka mid noqdey Musharixiinta xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Maraykanka.

Read More »

Cilmi-baadhis:Hal-abuurka iyo Waalida oo la sheegay in Xidhiidh ka Dhaxeeyo

0 Visits: 207 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Cilmibaadhis dhowaan la sameeyey ayaa daahfurtay in ay jiraan xididdo hidde-sidayaal ah oo ay wadaagaan ama qayb ahaan ka wadaagaan hal-abuurnimada iyo khalkhalka maskaxda ku dhaca.

Read More »

Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland oo Golahiisa Wasiirada isku Shandheeyay+Siyaasi Xabsade oo ku Hungoobay

0 Visits: 158 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas Ayaa isku Shandhayn ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada, iyada oo hada War-saxafadeed Ka Soo Baxay Madax-tooyada Maamul Gobaleedka Puntland Lagu Shaaciyaya Golaha Wasiirada ee Cusub kaasi oo u Dhigan Sidan:-

Read More »

Xildhibaan Bukhaari oo Khalad Ku Tilmaamay Hadalo ka soo yeedhay Guddomiyaha Wakiilada

0 Visits: 112 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali Bukhaari oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa ka jawaabay hadallo ka

Read More »

Al-shabaab oo Deeganada Ay ka Taliso ku dhawaaqday in khamiista ay soomayaan

0 Visits: 147 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Ururka Alshabaab ee ka taliya qaybo badan oo ka mid ah koonfurta badhtamaha dalkaasi Soomaaliya ayaa iclaamiyey in bisha Ramadaan ay kow tahay maalinta khamiista ah, iyaga oo sheegay in maalintaa ay waajib tahay in laga soomo dhulka Islaamka guud ahaan iyo dhulka ay ka taliyaan.

Read More »

Madaarka Hargaysa oo Lagu Qabtay Dawooyin dhacay iyo Hay'ada Tayada oo Gubtay

0 Visits: 114 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Hay'adda dhawrista alaabooyinka ee Somaliland, ayaa maanta gubay Dawooyin dhacay oo dalka soo galayay, kuwaasi oo lagu qabtay Madaarka diyaaraddaha ee Cigaal

Read More »

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta furay Ceel biyood laga hirgeliyey Wado-makaahil

0 Visits: 121 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Madaxweynaha oo saaka ka socdaalay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa gaadhay wado-makaail oo ka tirsan Degmada fara-weyne,

Read More »

Hambalyada Madaxweynaha Ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan

0 Visits: 120 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba,

Read More »

Booliska dalka Britain oo baadhaya meyd la helay oo loo maleynayo inuu diyaarad ka soo dhacay

0 Visits: 122 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Booliska Britain ayaa baaraya dhimashada nin loo maleynayo inuu ka soo dhacay diyaarad oo meydkiisa laga helay saqafka sare dukaan ku yaal galbeedka London.

Read More »

Latalyahii Hore Madax-weynaha somaliland oo dib xoriyadiisa u helay kadib xadhig saacado qaatay

0 Visits: 82 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi, la taliyihii hore ee Madaxwaynaha Somaliland, haatanna ah xubin ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa goordhowayd xorriyadiisii loo soo celiyey ka idb ,markii habeenkii xalay xabsiga loo taxaabay.

Read More »

Dalka Giriiga oo Raba inuu Yurub Ka Go'o

0 Visits: 84 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Ra'iisul wasaaraha Giriigga ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo xaqiijinta go'aan adago oo waxtar leh oo ku aadan xiisadda dhinaca deymaha dalka, isagoo ka hortagayo in Giriiggu ka baxo Yurub.

Read More »

Maayarka Boorama oo Digniin u Diray dadka xaaranta kariya bisha ramadaan

0 Visits: 89 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Maayirka Degmada Boorama Md: Suleebaan Xasan Xadi Ayaa Digniin U Daray Dadka Bishan Rammadaan Maalintii Cuntada Ku Kariya Boorame ,Waxaanu Gudoomiyuhu Baaq U Diray Bulshada Boorama .

Read More »

Musharax Ka Soo Jeeda Qaarada Africa oo U tartamaya Kursiga FiFA

0 Visits: 82 | Saturday June 20, 2015 - 10:12:15
Musharax ka soo jeeda qaarada Africa ayaa sheegay in uu ku biiri doono tartanka loogu jiro cidda noqon doonta madaxwaynaha xiga ee FIFA.

Read More »