Al-shabaab oo Deeganada Ay ka Taliso ku dhawaaqday in khamiista ay soomayaan

0
Saturday June 20, 2015 - 10:12:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo Deeganada Ay ka Taliso ku dhawaaqday in khamiista ay soomayaan

    Ururka Alshabaab ee ka taliya qaybo badan oo ka mid ah koonfurta badhtamaha dalkaasi Soomaaliya ayaa iclaamiyey in bisha Ramadaan ay kow tahay maalinta khamiista ah, iyaga oo sheegay in maalintaa ay waajib tahay in laga soomo dhulka Islaamka guud ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Alshabaab ee ka taliya qaybo badan oo ka mid ah koonfurta badhtamaha dalkaasi Soomaaliya ayaa iclaamiyey in bisha Ramadaan ay kow tahay maalinta khamiista ah, iyaga oo sheegay in maalintaa ay waajib tahay in laga soomo dhulka Islaamka guud ahaan iyo dhulka ay ka taliyaan.
Warsaxaafadeed ururka ka soo waxaa kale oo lagu sheegay in dhamaan ay waajib tahay dadka ku nool dhulka ay ka taliyaan in ay u hogaansanaadaan amarka kooxdu soo saartay iyaga oo sheegay in aaney ogolaan doonin cid dib dhigata maalin ama ka horeysa, sida dhacda bisha ramadaan oo oo yimaado tafaraaruq badan ee ku aadan kooxaha diinta.

Sidoo kale dhulka ay ka taliso kooxda Ahlu Sunna wal-jamaaca ayaa sanadkasta looga bartay in ay maalin ka horeeyaan ama ka danbeeyaan xiliga ay dadka kale soomayaan, waxaanse weli jirin wax war ah oo kooxdaasi ka soo baxay oo ku aadan bilashada bisha khayrka badan ee Ramadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip