Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland oo Golahiisa Wasiirada isku Shandheeyay+Siyaasi Xabsade oo ku Hungoobay

0
Saturday June 20, 2015 - 10:12:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland oo Golahiisa Wasiirada isku Shandheeyay+Siyaasi Xabsade oo ku Hungoobay

    Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas Ayaa isku Shandhayn ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada, iyada oo hada War-saxafadeed Ka Soo Baxay Madax-tooyada Maamul Gobaleedka Puntland Lagu Shaaciyaya Golaha Wasiirada ee Cusub kaasi oo u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas Ayaa isku Shandhayn ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada, iyada oo hada War-saxafadeed Ka Soo Baxay Madax-tooyada Maamul Gobaleedka Puntland Lagu Shaaciyaya Golaha Wasiirada ee Cusub kaasi oo u Dhigan Sidan:-
Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cuuke.
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax.
Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.
Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi
Wasiirka Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.
Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi,
Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.
Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame.
Wasiirka Qorsheynta, Shire Xaaji Faarax.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.
Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.
Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.
Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.
Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.
Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac.
Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud.
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.
 


Siyaasi Xaabsade oo Hore uga tirsanaa Wasiiradii Soo Maray Somaliland oo ku sugnaa Tan iyo Markii Xilka Wasiirnimo ee uu ka Hayay Xukumada Somaliland Laga Qaaday Puntland oo La filaayay in Lagu Soo Daro isku Shandeynta uu Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland Sameeynayey, Siyaasi Xaabsade ayaana Puntland Hore Ugu Tagay Sidoo kalena Xukumadahii Kala Danbeeyay Ee Somaliland Xilil Ka Soo Qabtay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip