Hogaamiyahii Uruurka Al-qaacida Ee Dalka Yeman oo Geeryoday

0
Saturday June 20, 2015 - 10:12:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 134
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyahii Uruurka Al-qaacida Ee Dalka Yeman oo Geeryoday

    hogaamiyihii Ururka Al- Qaacida Ee Dalka Yemen Nasir AL wuhayshi Ayaa ku dhintay todobaadkii la soo dhaafay weerar xagga cirka ee uu Mareykanku qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hogaamiyihii Ururka Al- Qaacida Ee Dalka Yemen Nasir AL wuhayshi Ayaa ku dhintay todobaadkii la soo dhaafay weerar xagga cirka ee uu Mareykanku qaaday.
Waxaa la dhintay laba qof oo kale,Sida Ay Xaqiijiyeen Ururka Al-Qaacida .

Fidiyow la soo dhigay Internetka ayaa lagu sheegay in Nasir AL wuhayshi lagu dilay weerar ay qaaday diyaarad aan duuliye laheyn oo ka dhacay magaaladda dekadda leh ee Mukalla ee gobolka Xadrumoot.

Nasir Al Wuhayshi ayaa mar aad ugu dhawaa hogaamiyihii hore ee ururka Al qaacida Usma Bin Ladin.


Kooxdiisa oo loo yaqaano Al qaacidada Jasiiradda Carabta ayaa waxay mas’uul ka aheyd dhowr mu’aamaradood ee ka dhan ahaa dalka Mareykanka. Sidoo kale, waxuu ururkaasi ka danbeeyey weerarkii ka dhacay magaaladda Paris ee lagu qaaday wargeyskii Chalie Hebdo.

Afar Mas’uul oo sare oo ka tirsan ururkan ayaa dhowrkii bilood ee ugu danbeeyay lagu dilay weerarda cirka ee uu Mareykanku qaaday. Waxaana soo baxaya warar la isla dhex marayo oo sheegaya in laga yaabo in Uurka dhexdiida ay ku jiraan dad u shaqeeya ciidamada Sirdoonka Maraykanka Ee CIA-da .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip